HomeCaalamkaMilliteriga Yuhuudda burburiyey Dhismo uu lahaa Nin Falastiini oo haysta dhalashada Maraykanka

Milliteriga Yuhuudda burburiyey Dhismo uu lahaa Nin Falastiini oo haysta dhalashada Maraykanka

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Ciiddanka Israel waxay maanta cagta mariyeen guri 2 dabaq ahaa oo uu lahaa qoyska Muwaadin Maraykan oo asalkiisu Falastiini ah, kaasi oo lagu eedeeyey inuu ku lug lahaa weerar horey loogu dilay shaqsi Israeli ah, mid kalena lagu dhaawacay.

Wakaalladda Wararka AP ayaa soo bandhigtay Muuqaal muujinaya Ciiddanka Israel oo miinooyin ku qarxinaya guriga uu lahaa Muntasar Shalabi oo ku yaalla Tuulladda Turmis ee Deegaanda Daanta Galbeed ee Reer Falstiin.

- Advertisement -

Saana Shalabi oo ahayd Xaaska Ninka leh guriga la burburiyey waxay Wakaalladda AP u sheegty inay kala tageen dhowr sano ka hor, isla markaana uu 3 haween ku guursaday Gobalka New Meksiko ee dalka Maraykanka.

Maxkamadda Sare ee Israel ayaa amartay bishii hore go’aanka manta lagu burburiyey Dhismahaasi, inkastoo ay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ku baaqday in la joojiyo burburinta dhismahaasi.

Latest stories