HomeWararMaxaa looga hadlay kulanka maanta ee Baarlamaanka Galmudug?

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Baarlamaanka Galmudug?

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 2-aad ee kulankiisa 24-aad

Kulanka maanta Baarlamaanka ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna wehlinaayeen Gudoomiye ku xigeenada 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug.

1. Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Ganacsiga Galmudug.
2. Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Khidmadaha & Ujuurooyinka Kalluumeysiga Badda Galmudug.
Gudiga Dhaqaalaha, maaliyada, Ganacsiga iyo warshadaha Baarlamaanka Galmudug ayaa kulanka kusoo bandhigay qodobadii ay kabadaleen Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Ganacsiga Galmudug sharcigaan oo ay soo gudbisay wasaarada Ganacsiga Galmudug.

Sidoo kale Gudiga Beeraha, Kheyraadka iyo Bey’adda Baarlamaanka Galmudug ayaa faah faahiyay dib u eegis ay ku sameeyeen Hindise Sharciyeedka Khidmadaha & Ujuurooyinka Kalluumeysiga Badda Galmudug.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories