HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee Zambia oo dalkiisa lagu aasay

Madaxweynihii hore ee Zambia oo dalkiisa lagu aasay

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Aasaasihii dalka Zambia Madaxweyne, Kenneth Kaunda, ayaa lagu aasey goob loo asteeyey oo laga surey taallo xusuusa, ka gadaal markii ay maxkamadda sare ay ka biyo diiday, codsi ka yimid wiilashiisa, kuwaasoo muran galiyey halka lagu aasayo madaxweynaha.

Wuxuu ahaa geesi si weyn ugga soo qeyb qaatey halgankii looggu jirey iska xoreynta gumeystayaashii kusugnaan jire dhanka koonfureed ee qaaradda Africa. Kaunda ayaa lagu galbiyey maamuska duugtiisa ciidanka military-ga, taasoo isu keentay xisbiyo siyaasadeed oo iska soo horjeeda, iyo madax ka kala socotey dalalka dhaca gobolkaasi.

- Advertisement -

Kaunda ayaa ku geeriyooday bishii hore, dada sagaashan iyo toddobo sano jir.

Markii naxashkii uu ku jirey la bud dhigayey, waxaa kor loo ridey xabado, iyadoo salaan sharafna loo saarey.

Madaxweynaha haatan ee dalkaasi Edgar Lungu, iyo xubno katirsan qoyska Madaxweynihii hore iyo siyaasiyiin, ayuu Madxweyne Edgar waxey kusoo wada duceysteen kaniisad, sagootintii uggu danbeysay ee ay u sameeyaan meydka Kaunda.

- Advertisement -

Iyadoo loo aqoonsadey Kaunda inuu dhisay dal nabad ah, haddana dhimashadiisa qoyskiisa way ku kala qeybsameen halkii lagu aasi lahaa.

Latest stories