HomeCaalamkaDuqeyn lala beegsaday Saldhig Milliteri oo Maraykanku leeyahay

Duqeyn lala beegsaday Saldhig Milliteri oo Maraykanku leeyahay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ugu yaraan 14 Gantaal ayaa lagu duqeeyey Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Cayn Al-Asad oo ku yaalla Galbeedka dalka Iraq. Afhayeenka Ciiddanka Isbahaysiga Marykanka, Kolonel Wayne Marotto ayaa sheegay inay 2 Askari ku dhaawacmeen Duqeyntaasi, mana uusn bixinin faahfaahino kale. Koox isku magacowday Guutada Aargoosiga ee Al-Muhandas ayaa sheegtay inay 30 Gantaal ku weerareen Saldhig ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 14 Gantaal ayaa lagu duqeeyey Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Cayn Al-Asad oo ku yaalla Galbeedka dalka Iraq.

Afhayeenka Ciiddanka Isbahaysiga Marykanka, Kolonel Wayne Marotto ayaa sheegay inay 2 Askari ku dhaawacmeen Duqeyntaasi, mana uusn bixinin faahfaahino kale.

- Advertisement -

Koox isku magacowday Guutada Aargoosiga ee Al-Muhandas ayaa sheegtay inay 30 Gantaal ku weerareen Saldhig ay Milliteriga Maraykanka ku sugnaayeen.

Farriin ay Kooxda soo saartay ayey ku sheegeen inay sii wadi doonaan Hawlgalladooda, si ay Ciiddanka Maraykanka isaga baxaan gudaha dalka Iraq.

Dhinaca kale, dhismaha Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Baqdaad ayaa xalay la duqeeyey, sida ay sheegeen Ilo dhanka Amniga.

- Advertisement -

Saddex Gantaal ayaa ku habsaday gudaha Dhismaha Safaaradda oo ku taalla Deegaanka Cagaaran ee magaalladda Baqdaad, lamana sheegin khasaaraha ka dhashay Duqeyntaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts