HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay Gobolka Shabeellaha dhexe

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay Gobolka Shabeellaha dhexe

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo jameeco jiliyaale oo ka tirsan gobolka shabeellada dhexe. Saraakisha Ciidanka horkacaysa ayaa sheegay in intii Howlgalkaasi socday ay Ciidanka ku burburiyeen fariisimo ay Al-shabaab ku lahayeen deegaankaasi, sidoo kalena halkaas ay ku gubay mooto sadax lugooley ah oo […]

- Advertisement -

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo jameeco jiliyaale oo ka tirsan gobolka shabeellada dhexe.

Saraakisha Ciidanka horkacaysa ayaa sheegay in intii Howlgalkaasi socday ay Ciidanka ku burburiyeen fariisimo ay Al-shabaab ku lahayeen deegaankaasi, sidoo kalena halkaas ay ku gubay mooto sadax lugooley ah oo sida ay sheegeen iskaga kala gooshi jireen tuulooyinka ku xeeran deegaanka.

- Advertisement -

Waxaa ay intaas ku dareen Saraakisha Ciidanku in Howlagalka oo u dhacay sidii logu tala gala waxaa goobo dhowr ah oo la baaray laga helay agab ciidan sida tuutooyin iyo qori Ak-47, waa sida ay hadalka u dhigeene.
Ciidanka Xoogga dalka ayaa dhawaanahaan sameynayay Howlgallo qorsheysan oo ay inta badan ka sameeyeen Gobolada Shabeelooyinka,waxaana mararka qaar ay iska caabbin kala kulmaan dagaalamayaasha Al-shabaab oo ku xooggan degaanno ka mid ah labada Gobol.

Latest stories