HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo weli ka biyo diidan inuu is...

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo weli ka biyo diidan inuu is dhiibo

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Koonfur Africa, Jacob Zuma, ayey tahay inuu isu dhiibo ciidanka booliiska, ama uu wajaho xiritaan iyo xabsi, maadaama toddobaadkii hore ay maxkamadda dastuuriga ay xukuntay, isagoo lagu helay dambi ah inuu isku dayey been iyo marin habaabin.

Wali ma cadda waxa ku dhici doona madaxweynahan hore.

- Advertisement -

Afhayeenka Jacob Zuma, Mzwanele Manyi, ayaa u sheegay BBC-da inaanu aamin saneyn in Zuma la xiri doono.

Wuxuu intaa ku darey Manyi ineysan jiri doonin wax xiritaana, maxaa yeelay buu yiri qofkii soo xiri lahaa inuu sugayo in hannaanka xiritaanka uu dhameystirmo.

Manyi ayaa carabka ku adkeeyey in wasiir Bheki Cele uu qorey waraaq, uu ku leeyahay inuu sugayo illaa iyo inta hannaanka sharciga xiritaanka waqtigiisa la gaarayo.

- Advertisement -

Qareenada madaxweynihii hore, ayaa tagey maxkamadda uggu sareysa dalkani, si loogga loo hor istaago in laxiro Zuma.

Ha yeeshee wasiir Cele, wuxuu ku nuuxnuux sadey inuu u hoggaan samayo go’aanka maxkamadda dastuurka.

Latest stories