HomeCaalamkaItoobiya oo loogu baaqay inay joojiso buuxinta Biyo xireenka Webiga Nile

Itoobiya oo loogu baaqay inay joojiso buuxinta Biyo xireenka Webiga Nile

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Qaraar qabyo ah oo ka soo baxay Dowladda Tunisiya oo ka tirsan Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqaya dhigeeda Itoobiya inay joojiso buuxinta biyo xireenka Al-Nahda ee wabiga Nile.

Tunusia ayaa u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay qaraar qabyo ah oo Xukuumadda Addis Ababa looga codsanayo inay joojiso buuxinta biyo xireenka ay Itoobiya ka dhisayso wabiga Nile, kaasi oo ay sheegtay in uu sababi karo isku dhac u dhexeeya waddamada wadaaga Biyaha Wabiga Nile, oo ay ka mid yahiin Masar iyo Suudaan.

- Advertisement -

War ay baahisay wakaaladda wararka Faransiiska, ayaa lagu sheegay in Golaha Ammaanka ay ka codsanayo Masar, Itoobiya iyo Suudaan in ay dib u bilaabaan wadaxaajoodyadii ku saabsanaa Biyaha Nile.

Sida ku xusan qaraarka qabyada ah ee ay ka soo baxay Tunusia, ayaa lagu sheegay in ay muhiimtahay hubinta awooda ay Itoobiya u leedahay inay soo saarto tamarta laga dhaliyo Biyo xireenka Al-Nahda iyadoo laga hortagayo in waxyeello loo geysto amniga biyaha Nile.

Tallaabada haddii ay Itoobiya ku dhaqaaqdo waxaa ka dhalan karo xiisadda u dhexeysa saddexda dal, halka Tunusia, oo xubin aan joogto ahayn ka ah Golaha Amniga, ay codsatay kulan deg-deg ah oo ay yeeshaan golaha si looga hadlo arrinta Biyo xireenka Nile.

Latest stories