HomeCaalamkaUrurka Daalibaan oo beeniyey inay Afganistan la saxiixanayan heshiis

Ururka Daalibaan oo beeniyey inay Afganistan la saxiixanayan heshiis

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Afhayeenka Xafiiska Siyaasadda ee Ururka Daalibaan, Naciim Wrdak waxa uu gashaanka ku dhuftay Wararka sheegayo inay Qoraal Codsi Nabadeed u gudbin doonaan Dowladda Afganistan kulan dhici doona bisha soo socota ee Agost. Waxa uu tilmaamay inuusan jirin Warkaasi oo ay Wakaalladda Wararka REUTERS ka soo xigatay Afhayeenka Rasmiga ee Daalibaan, Zbihullaahi Mujaahid. Afhayeenka waxa uu tilmaamay inkastoo […]

- Advertisement -
Afhayeenka Xafiiska Siyaasadda ee Ururka Daalibaan, Naciim Wrdak waxa uu gashaanka ku dhuftay Wararka sheegayo inay Qoraal Codsi Nabadeed u gudbin doonaan Dowladda Afganistan kulan dhici doona bisha soo socota ee Agost.
Waxa uu tilmaamay inuusan jirin Warkaasi oo ay Wakaalladda Wararka REUTERS ka soo xigatay Afhayeenka Rasmiga ee Daalibaan, Zbihullaahi Mujaahid.
Afhayeenka waxa uu tilmaamay inkastoo ay Dalibaan gacanta sare leedahay, haddana waxaa ka go’an in Heshiis laga gaaro colaadda Afganistan.
Dhinaca kale, Saraakiisha Ammaanka ee Reer Galbeedka waxay sheegeen inay Dagaalamayaasha Daalibaan qabsadeen in ka badan 100 Degmo, balse, Kooxda Daalibaan waxay sheegeen inay mamulaan in ka badan 200 Degmo oo ku yaalla 34 Gobal oo ka tirsan dalka Afganistan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts