HomeCaalamkaBurburka Diyaaradii lagu la'aa dalka Raashiya oo la helay

Burburka Diyaaradii lagu la’aa dalka Raashiya oo la helay

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
Wasaaradda Gurmadka Degdega ee dalkaasi ayaa sheegtay in burburka Diyaaradaasi laga helay meel ilaa 5 KM dhanka Waqooyi kaga toosan Garoonka Diyaaradaha ee magaallada Palana ee Bariga Fog ee Raashiya.
Ma jirto cid ka badbaaday Shilkaasi, iyadoo ay 22 qof oo Rakaab ah iyo 6 Shaqaale ah la socdeen Diyaaradaasi oo noocooda ahaa ANTANAOV AN 26.
Kooxaha Gurmadka waxay sheegeen in burburka Diyaaradda daadsanaa Jamalka Xeebta iyo dhulka ee magaalladda Palana oo kaabiga ku haysa Badda OKHOTSK.
Dhinaca kale, Sanadkii 2012-kii Diyaarad Rakaab ayaa ku burburtay isla goobta ay Maanta Diyaaradda ku burburtay,  waxaana shilkaasi ku dhintay 10 qof, halka ay 4 kalena ka badbaadeen.

Latest stories