HomeCaalamkaTirada khasaaraha ka dhashay Diyaaradii ku burburtay Filibiin oo korortay

Tirada khasaaraha ka dhashay Diyaaradii ku burburtay Filibiin oo korortay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Tirada dhimashadda ayaa la sheegay inay gaartay 50 qof, kadib, markii 5 mayd oo kale laga helay goobta ay Diyaaradda shalay ku burburtay. Saraakiisha Milliteriga ee dalkaasi waxay sheegeen inuu Shilkaasi ahaa kii ugu xumaa ee ka dhaca dalkaasi. Diyaaradda burburtay oo nooceedu ahaa C 130 Hercules waxaa la socday 93 Askari oo uu tababar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tirada dhimashadda ayaa la sheegay inay gaartay 50 qof, kadib, markii 5 mayd oo kale laga helay goobta ay Diyaaradda shalay ku burburtay.

Saraakiisha Milliteriga ee dalkaasi waxay sheegeen inuu Shilkaasi ahaa kii ugu xumaa ee ka dhaca dalkaasi.

- Advertisement -

Diyaaradda burburtay oo nooceedu ahaa C 130 Hercules waxaa la socday 93 Askari oo uu tababar u soo dhamaaday, si ay ula dagaalamaan Kooxda Abu Sayaaf ee ku xoogan qeybo ka mid ah Koonfurta dalkaasi.

burburtay xilli ay ku degi lahayd Garoonka Diyaaradaha ee Jesiiradda Jolo ee Goblka Sulu ee Koonfurta dalkaasi.

Ma kala cadda waxa sababay Shilkaasi, waxayna Baarayasha ku hawlan yihiin inay baaraan Sanaadiiqda Madow ee duuba Codadka iyo Xogaha kale ee Diyaaradaha.

- Advertisement -

Shilkii ugu dambeeyey ee ugu dhimashda badnaa Ciiddanka Cirka ee dalka Filibiin waxa uu dhacay sanadkii 1971-kii, kadib, markii ay 40 Askari ku geeriyodoeen Diyaarad ku burburtay Waqooyiga Caasimadda dalkaasi ee Maniila.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts