HomeCaalamkaQarax xoogan oo ka dhacay dalka Tayland iyo khasaaro ka dhashay 

Qarax xoogan oo ka dhacay dalka Tayland iyo khasaaro ka dhashay 

Date:

Related stories

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Waaberigii hore ee manta oo Isniin ah waxa uu qarax xooggan ka dhacay Wershad Kiimiko oo ku taalla Degmadda Bang Phil ee ka tirsan caasimadda dalkaasi ee Bankook. Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhaawacmay Qaraxasi ka dhashay Kiimikada loo adeegsado Farsamaynta Isbuunyada Joodariyaasha. Wargeyska The Bangkok Post ayaa qoray inuu qaraxu ka dhacay 6 Bakhaar oo lagu kaydiyey ilaa […]

- Advertisement -

Waaberigii hore ee manta oo Isniin ah waxa uu qarax xooggan ka dhacay Wershad Kiimiko oo ku taalla Degmadda Bang Phil ee ka tirsan caasimadda dalkaasi ee Bankook.

Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhaawacmay Qaraxasi ka dhashay Kiimikada loo adeegsado Farsamaynta Isbuunyada Joodariyaasha.

- Advertisement -

Wargeyska The Bangkok Post ayaa qoray inuu qaraxu ka dhacay 6 Bakhaar oo lagu kaydiyey ilaa 50 Tan oo Kiimiko ah.

Qaraxa waxaa ka dhashay dab baabi’iyey Dhismihii Wershadda iyo Dhismooyinkii la deganaa ee ka ag dhawaa.

Ma cadda waxa sababay dhacdadaasi, iyadoo Jugta Qaraxaasi laga dareemay dhul masaafadiisu dhan tahay 9 KM.

Latest stories