HomeCaalamkaMadaxweyne Putin oo taageero u muujiyey dhigiisa dalka Tajakistaan

Madaxweyne Putin oo taageero u muujiyey dhigiisa dalka Tajakistaan

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dalka Raashiya, Valadamir Putin waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Tajkistaan, Emomali Rakhmoon, iyagoo isla eegay Xaalladda Xuduudka Tajakistan la wadaago dalka Afganistaan. Madaxweyne Putin waxa uu ballan-qaaday inuu dhanka Ammaanka ka taageeri doono Tajakistaan, si looga hortago Khatarta Kooxda Daalibaan ku hayso Ammaanka dalkaasi. Ballanqaadkaasi ayaa yimid, kadib, markii ay in […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Raashiya, Valadamir Putin waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Tajkistaan, Emomali Rakhmoon, iyagoo isla eegay Xaalladda Xuduudka Tajakistan la wadaago dalka Afganistaan.

Madaxweyne Putin waxa uu ballan-qaaday inuu dhanka Ammaanka ka taageeri doono Tajakistaan, si looga hortago Khatarta Kooxda Daalibaan ku hayso Ammaanka dalkaasi.

- Advertisement -

Ballanqaadkaasi ayaa yimid, kadib, markii ay in ka badan Kun Askarta Dowladda Afganistan ay saakayto oo Isniin ah ka gudbeen xuduudka Tajakistaan, kadib, markii ay ka soo firxadeen gulufka colaadeed ee Kooxda Daalibaan.

Dhinaca kale, Guddiga Ammaanka Qaranka ee dalka Tajakistan waxay sheegeen inay 1,073 Askarta Dowldda Afganistan ka soo gudbeen Xuduudka, si ay naftooda u badbaadiyaan.

Latest stories