HomeCaalamkaDuqeyn loo geystay Saldhig Milliteriga Maraykana ku leeyihiin dalka Iraq

Duqeyn loo geystay Saldhig Milliteriga Maraykana ku leeyihiin dalka Iraq

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ilo-wareed ka tirsan Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in 6 Gantaal oo noocoodu yahay Katayuusha maanta lagu duqeeyey Saldhiga hoy u ah Ciiddanka Isbahaysiga Maraykanka ku leeyihiin Gobalka Anbaar ee Galbeedka dalkaasi. Madaafiicdaasi waxaa la sheegay inay dhamaantooda ku hoobteen Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Cayn Al-Asad ee Gobalka Anbaar. Afhayeenka Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo-wareed ka tirsan Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in 6 Gantaal oo noocoodu yahay Katayuusha maanta lagu duqeeyey Saldhiga hoy u ah Ciiddanka Isbahaysiga Maraykanka ku leeyihiin Gobalka Anbaar ee Galbeedka dalkaasi.

Madaafiicdaasi waxaa la sheegay inay dhamaantooda ku hoobteen Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Cayn Al-Asad ee Gobalka Anbaar.

- Advertisement -

Afhayeenka Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka ka jooga dalkaasi, Kolonel Wayne Marotto waxa uu bartiisa Twitterka ku xaqiijiyey inay Duqeyntaasi dhacday 2-dii iyo 45 daqiiqo ee Duhurnimadii manta oo Isniin ah.

Waxa kale oo uu tilmaamay inay 3 Madfac ku dhaceen Nawaaxiga Saldhiga, balse aysan wax khasaaro ah geysanin.

Ma jirto koox sheegatay Duqeynta lala beegsaday Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Cayn Al-Asad oo 190-KM dhanka W/Galbeed kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee Baqdaad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts