HomeWararMadaxweynaha Puntland oo safar ugu amba-baxay Magaalada Nairobi

Madaxweynaha Puntland oo safar ugu amba-baxay Magaalada Nairobi

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maadxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta u amba-baxay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka ama-baxay Magaaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo uu dhawaan tagay, walina lama shaacin u jeedka safarkiisa. Tan iyo markii lasoo gaba-gabeeyay shirkii wadatashiga qaran ee Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay, waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maadxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta u amba-baxay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.

Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka ama-baxay Magaaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo uu dhawaan tagay, walina lama shaacin u jeedka safarkiisa.

- Advertisement -

Tan iyo markii lasoo gaba-gabeeyay shirkii wadatashiga qaran ee Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay, waxaa jiray warar sheegayay in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi deni uu safar ku mari doona Maamul Goboleedyada dalka.

Waxaana Safarkiisii ugu horreeyay tan iyo shirkii wadatashiga qaran uu ka billaabay Dowlad Goboleedka jubbaland, halkaasoo siw eyn loogu soodhaweyay, waxaana hadda uu kaga sii gudbay Magaalada nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts