HomeWararGuddiga Doorashooyinka oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen

Guddiga Doorashooyinka oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ayaa maantay doortay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Soomaaliya, kaasi oo loo doortay Maxamed Xasan Cirro oo u kula tartamay Liibaan Axmed Xasan. Maxamed Xasan Cirro ayaa wareegi labad ku guuleystay codad dhan 14-cod halka u helay Liibaan Axmed Xasan 10 codadka doorashada. Guddiga Hirgalinta doorashooyinka ayaa ka koobaan ilaa 25 xubnood, […]

- Advertisement -

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ayaa maantay doortay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Soomaaliya, kaasi oo loo doortay Maxamed Xasan Cirro oo u kula tartamay Liibaan Axmed Xasan.

Maxamed Xasan Cirro ayaa wareegi labad ku guuleystay codad dhan 14-cod halka u helay Liibaan Axmed Xasan 10 codadka doorashada.

- Advertisement -

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka ayaa ka koobaan ilaa 25 xubnood, iyadoo ay soo xaadireen goobta doorashada 24 xubnood oo ka mid ah guddiga, xubin ka mid ahna ay ka maqnayd.

Guddoomiyaha cusub ee la doortay Maxamed Xasan Ciro ayaa waxaa horyaala habsami u socodka doorashooyinka dalka dhawaan ka qabsoomi doona.

Dhanka kale waxaa guddoomiye ku xigeenka guddiga Hirgalinta doorashooyinka loo doortay ee heer Federal Qareen Mawliid Mataan Salaad.

Latest stories