HomeCaalamkaDiyaaradaha Dagaalka Israa'iil oo Duqeyn ka geystay marinka Qasa 

Diyaaradaha Dagaalka Israa’iil oo Duqeyn ka geystay marinka Qasa 

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Duqeyntaasi ayaa timid, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Reer Falastiin ay Buufimaha Olola la beegsadeen qeybo ka mid ah Koonfurta Israel, iyagoo geystay khasaaraha. Diyaaradaha Dagaalka Israel waxay xalay duqeeyeen Fariisimo ay Dagaalamayaasha Kataa’ib Cisadiin Qasaam ee Garabka Milliteri ee Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee XAMAAS ku leeyihiin Waqooyiga iyo Galbeedka magaalladda Qasa. Lama soo werinin khasaaraha ka […]

Duqeyntaasi ayaa timid, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Reer Falastiin ay Buufimaha Olola la beegsadeen qeybo ka mid ah Koonfurta Israel, iyagoo geystay khasaaraha.
Diyaaradaha Dagaalka Israel waxay xalay duqeeyeen Fariisimo ay Dagaalamayaasha Kataa’ib Cisadiin Qasaam ee Garabka Milliteri ee Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee XAMAAS ku leeyihiin Waqooyiga iyo Galbeedka magaalladda Qasa.
Lama soo werinin khasaaraha ka dhashay Duqeymahaasi.
Dhinaca kale, Askarta Israel waxay toogasho ku dileen Nin Falastiini oo lagu magacaabi jirey Maxamed Xasan oo 20-jir ahaa, kaasi oo hawl dayactir ah ka waday saqafka sare guri uu ku lahaa Tuulladda Qusra ee duleedka magaalladda Nablus ee Deegaanada Daanta Galbeed ee dhulka Reer Falastiin.

Latest stories