HomeCaalamkaIn ka badan 80 muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha Tunisia

In ka badan 80 muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha Tunisia

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Tunisia ayaa so badbaadiyay 84 qof oo muhaajiriin ah kadib markii ay cellad ku timid doontii ay saarnaayen. Ciidamada ayaa sidoo kale ku jira baadi goob 43 muhaajiriin ah oo la waayaay, kuwaasi oo qeyb ka ahaa dadkii doonta saarnaa. Mas’uul ka tirsan bisha cas ayaa sheeegay in dadka lasoo badbaadiyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Tunisia ayaa so badbaadiyay 84 qof oo muhaajiriin ah kadib markii ay cellad ku timid doontii ay saarnaayen.

Ciidamada ayaa sidoo kale ku jira baadi goob 43 muhaajiriin ah oo la waayaay, kuwaasi oo qeyb ka ahaa dadkii doonta saarnaa.

- Advertisement -

Mas’uul ka tirsan bisha cas ayaa sheeegay in dadka lasoo badbaadiyay ay ka soo kala jeedaaan wadamada Eritrea, Suudaan, Bangladesh, Masar, Chad iyo Yemen.

Ciidamada ilaalada xeebaha ee Tunisia ayaa maalin ka hor sheegay inay soo heleen 8 meyd ah iyagoo soo badbaadiyay 46 tahriibiyaal ah oo ay soo badbaadiyeen

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts