HomeCaalamkaXoghayihii hore ee Difaaca ee dalka Maraykanka oo geeriyooday

Xoghayihii hore ee Difaaca ee dalka Maraykanka oo geeriyooday

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Donald Rumsfeld oo ahaa Xoghayihii Difaaca ee dalkaasi ee xilligii uu socday dagaalkii Iraq ayaa geeriyooday, isagoo 88-jir ahaa. Qoraal ay Qoyskiisa xalay soo dhigeen Barta Twitter-ka ayeyna ku xaqiiiyeen inuu ku geeriyooday magaalladda TAOS ee Gobalka New Mexico ee dalkaasi Donald Rumsfeld waxa uu Xoghayihii Difaaca ka ahaa Dowladii Madaxweynihii hore ee George Bush […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Donald Rumsfeld oo ahaa Xoghayihii Difaaca ee dalkaasi ee xilligii uu socday dagaalkii Iraq ayaa geeriyooday, isagoo 88-jir ahaa.

Qoraal ay Qoyskiisa xalay soo dhigeen Barta Twitter-ka ayeyna ku xaqiiiyeen inuu ku geeriyooday magaalladda TAOS ee Gobalka New Mexico ee dalkaasi

- Advertisement -

Donald Rumsfeld waxa uu Xoghayihii Difaaca ka ahaa Dowladii Madaxweynihii hore ee George Bush sanadihii 2001-dii ilaa 2006-dii.

 

Waxa kale oo uu horey u soo noqday Xoghayihii Difaaca ee ugu da’da yaraa Taariikhda dalka Maraykanka ,kadib, markii uu Xilkaasi qabtay Xilligii Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Gerald Ford muddadii u dhexeysay sanadihii 1975-kii ilaa 1977-kii.

- Advertisement -

Waxa uu kaalin dhexe ku lahaa Duullaankii ay Maraykanka ku galeen Afganistan sanadkii 2001-dii iyo kii ay Maraykanka ku qabsadeen dalka Iraq sanadkii 2003-dii ee sababay dhimashada Kumanaan qof oo ku noolaa labadaasi dal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts