HomeCaalamkaSaraakiil lagu dilay Qarax ka dhacay dalka Afganistaan

Saraakiil lagu dilay Qarax ka dhacay dalka Afganistaan

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Gaari miineysan ayaa waxa uu ku qarxay Galbeedka dalkaasi, iyadoo ay 8 Saraakiil Boolis ku geeriyoodeen, halka uu mid kalena ku dhaawacmay. Ilo dhanka Ammaanka ayaa maanta sheegay inuu qaraxaasi ka dhacay meel ku dhow Xarumaha Boliska ee Degmadda Gurayan ee Gobalka Heraat. Qaraxaasi waxaa xigay Israsaasayn ay Ciiddanka Dowladda sheegeen inay ku dileen 20 […]

- Advertisement -

Gaari miineysan ayaa waxa uu ku qarxay Galbeedka dalkaasi, iyadoo ay 8 Saraakiil Boolis ku geeriyoodeen, halka uu mid kalena ku dhaawacmay.

Ilo dhanka Ammaanka ayaa maanta sheegay inuu qaraxaasi ka dhacay meel ku dhow Xarumaha Boliska ee Degmadda Gurayan ee Gobalka Heraat.

- Advertisement -

Qaraxaasi waxaa xigay Israsaasayn ay Ciiddanka Dowladda sheegeen inay ku dileen 20 ka tirsan Kooxda Daalibaan.
Dhinaca kale, Maleeshiyada Daalibaan weli kama aysan hadlin khasaaraha ka soo gaaray dagaalkaasi.
Daalibaan waxay horey u sheegteen inay qabsadeen in ka badan 70 Degmo, tan iyo bishii May ee la soo dhaafay.

Latest stories