HomeCaalamkaIlaalo Xabsi oo shaqada laga joojiyey, laguna eedeeyey jir-dil

Ilaalo Xabsi oo shaqada laga joojiyey, laguna eedeeyey jir-dil

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

52 ka tirsan Ciiddanka Ilaaladda Xabsiyada ee dalka Talyaaniga ayaa shaqadii laga joojiyey, kadib, markii lagu helay inay garaaceen Maxaabiis ka cabanaysay Yaraanshaha Afka Xirka iyo in laga baaro Xanuunka COVID 19 muddadii lagu jiray Xanibaadda COVID 19 sanadkii hore. Hadal ka soo baxay Wasaaradda Caddaalada Talyaanjiha ayaa ku dhawaaqday Shaqo-jooinjtaasi, si loo baaro Dhjacdooyinka […]

- Advertisement -

52 ka tirsan Ciiddanka Ilaaladda Xabsiyada ee dalka Talyaaniga ayaa shaqadii laga joojiyey, kadib, markii lagu helay inay garaaceen Maxaabiis ka cabanaysay Yaraanshaha Afka Xirka iyo in laga baaro Xanuunka COVID 19 muddadii lagu jiray Xanibaadda COVID 19 sanadkii hore.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Caddaalada Talyaanjiha ayaa ku dhawaaqday Shaqo-jooinjtaasi, si loo baaro Dhjacdooyinka Tacadiyada ee ay Maxaabiista u geysteen bishii April 6-dii ee sanadkii hore ee 2020-ka

- Advertisement -

 

Wargeyska Il Domani ee ka soo baxa Talyaaniga waxa uu maalmihjii Talaadada iyo Arbacada soo bandhigay Muuqaalo Video ah oo muujinayo Saraakiil Xabsi oo garaac, laad iyo feer u geysanjaya Maxaabiis ku xirnaa Hal Qol oo ka mid ah Xabsiga lag magacaabo SANJTA MARIYA CAPUA VETERE oo ku yaalla magaalladda Naples ee Koonfurta Talyaaniga.

Muuqaalka waxa kale oo laga arkayey Saraakiisha oo xiran Af-xirka iyo Gacm-gashi, iyadoo Maxaabiista la garaacayey aysan xirnayn wax Weji-xir ah.

Latest stories