HomeCaalamkaAskar u dhalatay Pakistan oo lagu dilay xuduudka Afganistan

Askar u dhalatay Pakistan oo lagu dilay xuduudka Afganistan

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Ugu yaraan 2 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan ayaa lagu dilay rasaas ay ku soo fureen Maleeshiyo aan la aqoonin oo ku sugnaa gudaha xuduudka dalka Afganistan.

Ciiddanka Pakistan ee ku sugnaa Bar Milliteri oo ku taalla Gobalka Waqooyiga Waziristaan waxay ka fal-celiyeen Rasaasta looga so furay xuduudka Gobalka Paktika ee dalka Afganistan.

- Advertisement -

 

Qoraal ka soo baxay Taliska Milliteriga Pakistan waxay ugu baaqeen dhigooda dalka Afganistan inay maareeyaan Ammaanka ee dhinaca Xuduudkooda.

Qoraalka waxaa lag xusay inay Pakistan si xoogan u camaaraynayaan in dalka Afganistan loo adeegsado dhaqdhaqaaqyada Argagixisadda ee ka dhanka ah Pakistan.

- Advertisement -

Dowladda Afganistan weli kama aysan jawaabin qeylo-dhaanta la xiriirta Askarta Pakistan ee lagu dilay Sohdinta dheer ee ay labada waddan wadaagan oo dhererkeedu dhan yahay 2,600 KM.

Latest stories