HomeCaalamkaBooliiska Caalamiga ah oo la wareegay xaruumaha shirkad Internet oo gaar loo...

Booliiska Caalamiga ah oo la wareegay xaruumaha shirkad Internet oo gaar loo leeyahay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay, ayaa lagula wareegay xarumaha internet-ka ee shirkad gaar loo leeyahay, taas oo lagu qarin jiray aqoonsiyada iyo halka ay ku sugan yihiin dembiilayaasha internetka. Booliiska ayaa sidoo kale la wareegay baraha internet-ka ee ay leedahay shirkadda Double VPN.   Waxay ugu beddeleen farriin ku wargelineysaa in dadka isticmaali jiray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay, ayaa lagula wareegay xarumaha internet-ka ee shirkad gaar loo leeyahay, taas oo lagu qarin jiray aqoonsiyada iyo halka ay ku sugan yihiin dembiilayaasha internetka.

Booliiska ayaa sidoo kale la wareegay baraha internet-ka ee ay leedahay shirkadda Double VPN.

- Advertisement -

 

Waxay ugu beddeleen farriin ku wargelineysaa in dadka isticmaali jiray ay haatan hay’adaha xoojinta sharciga la wareegeen warbixinta iyo xogta ku keydsan baraha shirkadda.

Howlgalka waxaa ku lug lahaa booliiska dalalka Yurub, Mareykan iyo Canada. Hay’adda booliiska Yurub, ayaa sheegtay in shirkadda aad loogu xayeysiin jiray burcadda internet-ka ee ku hadla afafka ingiriisiga iyo Ruushka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts