HomeCaalamkaDowladda Iraq oo cambaaraysay Weerarkii Diyaaradaha Maraykanka ka geysteen Iraq

Dowladda Iraq oo cambaaraysay Weerarkii Diyaaradaha Maraykanka ka geysteen Iraq

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Afhayeenka Taliska Milliteriga Iraq, Yaxya Rasuul ayaa sheegay inay cambaareynayaan duqeymahaasi oo xadgudub ku ah Qaranimada Iraq, wuxuuna xusay inay baaritaano samayn doonaan. Qoraal uu Afhayeenka soo saaray waxa uu xusay inay Maraykanka khatar geliyeen Ammaanka Qaranka Iraq, isla markaana ay qaadi doonaan dhamaan Tallaabooyinka looga hortegi karo Duqeymo noocaasi ah. Dhinaca kale, Maleeshiyooyinka Kataa’8g […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Taliska Milliteriga Iraq, Yaxya Rasuul ayaa sheegay inay cambaareynayaan duqeymahaasi oo xadgudub ku ah Qaranimada Iraq, wuxuuna xusay inay baaritaano samayn doonaan.

Qoraal uu Afhayeenka soo saaray waxa uu xusay inay Maraykanka khatar geliyeen Ammaanka Qaranka Iraq, isla markaana ay qaadi doonaan dhamaan Tallaabooyinka looga hortegi karo Duqeymo noocaasi ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maleeshiyooyinka Kataa’8g Xisbullaahi iyo Kataa’ib Sayid Al-Shuhadaa oo ay Dowladda Iran taageerto waxay sheegeen inay ka aar-goosan doonaan Duqeymihii Maraykanka u geysteen Farisiimo ay ku leeyihiin xuduudka ay dalalka Iraq iyo Syria wadaagaan.

Diyaaradaha Dagaalka ee Maraykanka waxay saqdii dhexe ee xalay duqeymo la geysteen Fariisimada Kooxahaasi, oo lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen Daroonis lagu weeraray Saldhigyo ay Milliteriga Marakanka ku leeyihiin gudaha dalka Iraq.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts