HomeCaalamkaDiyaarado Daroonis oo lagu Duqeeyey dhismo Mareykanka leeyihiin

Diyaarado Daroonis oo lagu Duqeeyey dhismo Mareykanka leeyihiin

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Saraakiisha Kurdishka iyo Warbaahinta Maxaliga ee dalkaasi ayaa sheegay in Daronis laga soo buxuiyey waxyaabaha qarxa lagu duqeeyey meel ku dhow  Dhismaha Qunsulliyada Maraykanka ee laga dhisayo caasimadda Gobalka Kurdishka ee Waqooyiga Iraq.

Ilaa 3 Diyaarado Daroonis ahaa ayaa lagu duqeeyey Guri ku yaalla Tuulladda Baragah oo dhowr Kiilomitir u irta halka laga dhisayo Qunsuliyada cusub ee Maraykanka

- Advertisement -

Qoraal la soo dhigay Twitter-ka Qunsulliyada ayaa lagu cambaareeyey Duqeyntaasi, mana aha weerarkii u horeeysay ee Daroon lagu weeraro Xarumaha ay Maraykanka ku leeyihiin gudaha dalka Iraq.

Latest stories