HomeCaalamkaShaqaale Hay’ad Samafal oo weerar Gaadmo ah lagu dilay 

Shaqaale Hay’ad Samafal oo weerar Gaadmo ah lagu dilay 

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn ee MSF ayaa sheegtay in saddex ka mid ah Shaqaalahooda lagu dilay Gobalka Tigrayga ee ay Colaadaha ka socdaan. Hadal-qoraal oo ay MSF soo saartay ayey ku sheegtay in shaqaalaha la dilay lagu kala magacaabi jirey Mariya Hernandez oo u dhalatay dalka Spain iyo Yohannes Halefom iyo Tedros Gebremaryam oo Ethiopian […]

- Advertisement -

Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn ee MSF ayaa sheegtay in saddex ka mid ah Shaqaalahooda lagu dilay Gobalka Tigrayga ee ay Colaadaha ka socdaan.

Hadal-qoraal oo ay MSF soo saartay ayey ku sheegtay in shaqaalaha la dilay lagu kala magacaabi jirey Mariya Hernandez oo u dhalatay dalka Spain iyo Yohannes Halefom iyo Tedros Gebremaryam oo Ethiopian ahaa, kuwaasi oo maydadkooda shalay subax laga helay meel ku dhow gaarigii ay ku safrayeen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Ethiopia waxay war ka soo saartay dilka loo geystay Shaqaalaha MSF,  iyadoo ku eedeysay Kooxda Mucaaraadka Tigrayga ee TPLF inay ka dambeeyeen dilkaasi ka dhacay Degmadda Abi Adi ee Gobalka Tigrayga.

Taliska Difaaca eeKooxda TPLF ee dagaalka kula jirta Milliteriga Federalka weli kama aysan hadlin dilkaasi lagu eedeeyey.

Latest stories