HomeWararMadaxweynaha Jubbaland oo Goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland oo Goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyagoo kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo. Madaxweyne Axmed Madoobe iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si weyn ugu soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan, isagoo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyagoo kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo.

Madaxweyne Axmed Madoobe iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si weyn ugu soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan, isagoo ka mahadceliyay soo dhaweynta.

- Advertisement -

Ujeedka Madaxweynaha Jubbaland ee Muqdisho ayaa waxaa uu yahay sidii uu uga qeyb geli lahaa Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada oo saacadaha soo socda si rasmi ah u furmi doona.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadli doonaa fulinta iyo dardar-gelinta heshiiskii 27-kii May 2021 laga gaaray qabsoomida doorashooyinka dalka ka dhacaya, kadib markii ku dhow sanad uu khilaaf ka taagnaa doorashada.

Shirkaan ayaa lagu waday in Maanta oo sabti ah uu ka furmo Magaalada Muqdisho, balse dib u dhac ayaa ku yimid, sababo la xiriira Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada oo intooda badan ka maqan Caasimadda dalka.

Latest stories