HomeCaalamkaDiyaarad uu la socday Madaxweyne Dal oo rasaas lagu furay

Diyaarad uu la socday Madaxweyne Dal oo rasaas lagu furay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Diyaarad Helikoptar oo uu la socday Madaxweynaha dalka Kolombiya, Ivan Dukue Markos ayaa shalay lagu weeraray Gobalka Katatumbo ee Koonfurta dalkaasi, una dhow Xuduudka dalka Fenesuweela. Hadal ka soo baxay Madaxtooyada dalka Kolombiya ayaa lagu sheegay inay weerarkaasi ka badbaadeen Madaxweynaha, Wasiirka  Difaaca iyo kan Arrimaha Gudaha iyo Guddoomiyaha Gobalka NORTE DE SANTANDER. Diyaaradaasi oo ay Ciiddanka Cirka ee Kolombiya […]

- Advertisement -

Diyaarad Helikoptar oo uu la socday Madaxweynaha dalka Kolombiya, Ivan Dukue Markos ayaa shalay lagu weeraray Gobalka Katatumbo ee Koonfurta dalkaasi, una dhow Xuduudka dalka Fenesuweela.

Hadal ka soo baxay Madaxtooyada dalka Kolombiya ayaa lagu sheegay inay weerarkaasi ka badbaadeen Madaxweynaha, Wasiirka  Difaaca iyo kan Arrimaha Gudaha iyo Guddoomiyaha Gobalka NORTE DE SANTANDER.

- Advertisement -

Diyaaradaasi oo ay Ciiddanka Cirka ee Kolombiya leeyihiin ayaa waxay dhowr xabbadood kaga dhaceen meel ku dhow Marwaxadda dhakada sare kaga rakiban Diyaaradaha Helikoptarka .

Latest stories