HomeCaalamkaBaarlamaanka Carabta oo ku gacan seyray Go’aan ka soo baxay Midowga Yurub

Baarlamaanka Carabta oo ku gacan seyray Go’aan ka soo baxay Midowga Yurub

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Barlamaanka Carbeed oo maanta yeeshay Kulan Degdeg ah waxay kaga soo horJeesteen Go’aan ay Barlamaanka EU-da kaga hadleen xiisadda Moroko iyo Spain ee ku aadan Lahaanshaha Deegaanadda Sebtah and Melilah ee Waqooyiga Moroko, waxayna taageero u muuJiyeen Moroko. Deegaanadaasi oo ay Spain ku magacaabaan KEUTA waxa uu ku hareeraysan dhul Biyood ay Spain leedahay. Barlamaanka Carbeed waxay […]

- Advertisement -

Barlamaanka Carbeed oo maanta yeeshay Kulan Degdeg ah waxay kaga soo horJeesteen Go’aan ay Barlamaanka EU-da kaga hadleen xiisadda Moroko iyo Spain ee ku aadan Lahaanshaha Deegaanadda Sebtah and Melilah ee Waqooyiga Moroko, waxayna taageero u muuJiyeen Moroko.

Deegaanadaasi oo ay Spain ku magacaabaan KEUTA waxa uu ku hareeraysan dhul Biyood ay Spain leedahay.

- Advertisement -

Barlamaanka Carbeed waxay sheegeen inay WaaJibkooda yahay inay difaacaan Madax-banaanida iyo xuduudaha dalka Moroko.

Dhinaca kale, Xiisadda Diplomaasiyadeed ee Moroko iyo Spain waxay timid, kadib, markii ay Dowladda Spain soo dhaweysay, isla markaana dalkeeda lag daaweeyey Hoggaamiyaha Jabhada Gooni-goosadka dhulka Saxaraha Moroko ee Polasaariyo, Ibraahim Qaali.

Latest stories