HomeCaalamkaWarbaahin dacwad ka dhan ah Iran u gudbisay Qaramada Midoobay

Warbaahin dacwad ka dhan ah Iran u gudbisay Qaramada Midoobay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

BBC-da ayaa Qaramada Midoobay uga dacwootay dhibaataynta Iiraan ay ku hayso shaqaalaha laanteeda Persian-ka.   Waxey sheegtay in saraakiil katirsan hey’adda sirdoonka Iran, ay ugu hanjabeen iney afduubayaan shaqaalaheeda ku sugan London, dib ayna ugu celinayaan dalka Iran.   Ma aha markii ugu horreysay oo ay BBC-da dhibaatooyinka dhifka ah ee soo wajahay ay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

BBC-da ayaa Qaramada Midoobay uga dacwootay dhibaataynta Iiraan ay ku hayso shaqaalaha laanteeda Persian-ka.

 

- Advertisement -

Waxey sheegtay in saraakiil katirsan hey’adda sirdoonka Iran, ay ugu hanjabeen iney afduubayaan shaqaalaheeda ku sugan London, dib ayna ugu celinayaan dalka Iran.

 

Ma aha markii ugu horreysay oo ay BBC-da dhibaatooyinka dhifka ah ee soo wajahay ay u gudbiso Qaramada Midoobay.

- Advertisement -

 

Iran ayaa kal hore beenisay sheegashadaas, iyadoo ku eedeysay BBC laanteeda Persian-ka iney faafineyso warar been abuur ah, si ay u dhiirageliso afgambi ka dhan ah dowladda.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts