HomeCaalamkaXisbiga haya talada Dalka Algeria oo ku guulaystay kuraasta aqlabiyadda Baarlamanka

Xisbiga haya talada Dalka Algeria oo ku guulaystay kuraasta aqlabiyadda Baarlamanka

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Xisbiga haya talada dalka Algeria National Liberation Front (NLF) ayaa ku guuleystey doorashooyinkii guud ee la qabtey 12-kii June, isagoo helay 98 ka mid ah 407 kursi ee baarlamaanka taas oo u dhiganta 24.07%, sida ku cad natiijadii ugu dambeysay ee lagu dhawaaqey Arbacadii.   Isaga oo ka hadlaya telefishanka qaranka Kamel Feniche madaxweynaha golaha […]

- Advertisement -

Xisbiga haya talada dalka Algeria National Liberation Front (NLF) ayaa ku guuleystey doorashooyinkii guud ee la qabtey 12-kii June, isagoo helay 98 ka mid ah 407 kursi ee baarlamaanka taas oo u dhiganta 24.07%, sida ku cad natiijadii ugu dambeysay ee lagu dhawaaqey Arbacadii.

 

- Advertisement -

Isaga oo ka hadlaya telefishanka qaranka Kamel Feniche madaxweynaha golaha dastuurka, waxa uu sheegay in ay jiraan xoogaa isbeddello ah oo ku saabsan qaybsiga kuraasta gobolada.

 

Barlamaanka dhexdiisa, kooxaha madaxbanaanida waxay ku guuleysteen 84 kursi halka dhaqdhaqaaqa bulshada nabada ee u janjeera diinta islaamka ay heleen 65, halka xisbiga dimuqraadiga taageera ee Democratic National Rally uu helay 58 kursi, ayuu yiri Feniche, isagoo intaa raaciyay in Xisbiga Mustaqbalka uu leeyahay 48 kursi, halka National Building Movement uu helay 39 kursi. waxaa ku xigay xisbiga cadaaladda iyo horumarka ee leh laba kursi.

- Advertisement -

Shacabka Algeria ayaa u dareeray sanduuqda codbixinta bishii 12-kii June si ay u soo doortaan 407 wakiil oo ka socda Golaha Shacabka Qaranka.

Latest stories