HomeCaalamkaRW dalka Netherlands oo qaadacay Kulanka EU-da iyo Madaxweynaha Raashiya

RW dalka Netherlands oo qaadacay Kulanka EU-da iyo Madaxweynaha Raashiya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’isul-wasaare Mark Rutte ayaa sheegay inuusan qeyb ka noqon doonin Shir kasta oo ay Midowga Europe la yeeshaan Madaxweynahaj Raashiya, Valadamir Putin.   Hadalkaasi ayuu u sheegay Weriyayaasha markii uu tegay Xarunta Midowga Europe ee ku taalla caasimadda dalka Beljim ee Barasalis, wuxuuna xusay inuusan waxba ka qabin haddii ay HJoggaamiyayaasha dalalka Faransiiska iyo Jarmalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaare Mark Rutte ayaa sheegay inuusan qeyb ka noqon doonin Shir kasta oo ay Midowga Europe la yeeshaan Madaxweynahaj Raashiya, Valadamir Putin.

 

- Advertisement -

Hadalkaasi ayuu u sheegay Weriyayaasha markii uu tegay Xarunta Midowga Europe ee ku taalla caasimadda dalka Beljim ee Barasalis, wuxuuna xusay inuusan waxba ka qabin haddii ay HJoggaamiyayaasha dalalka Faransiiska iyo Jarmalka la kulmaan Madaxweynaha Raashiya.

 

Mar wax laga weydiiyey sababta uu u qaadacayo Kulan noocaasi ah waxa uu RW dalka Netherlands ku soo koobay Diyaaradii Duulimaadkeeda ahaa MH17.

- Advertisement -

 

Xiriirka Raashiya iyo Netherlands ayaa xumaa dhowrkii sano ee la soo dhaafay, wuxuuna Khilaafkooda ugu weyn ka dhashay Diyaaradii Rakaabka ee Malaysia ee bishii July 17-dii ee sanadkii 2014-kii lagu soo riday Bariga dalka Yukrayn.

 

Diyaaradaasi oo Duullimaadkeedu ahaa MH17 waxaa ku wada dhintay Dhamaan 283-dii rakaab ahaa iyo 15-kii shaqaalaha ee Diyaaradaasi.

 

193 qof oo ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday shilkaasi waxay u dhasheen dalka Netherlands.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts