HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee dalka Filibiin oo  geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Filibiin oo  geeriyooday

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inuu Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Benigno Akuwiino uu geeriyooday Waaberigii hore ee saakayto  oo Khamiis ah.   Akuwiino oo 61-jir ahaa waxaa isbuucii hore la dhigay Isbitaalka, iyadoo dhowr bilood ka horna Qaliin looga  sameeeyey Wadnaha.   Telefishinka ABS-CBN News waxa uu baahiyey in Akuwiino Khamiistii hore la dhigay Isbitaalka uu […]

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inuu Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Benigno Akuwiino uu geeriyooday Waaberigii hore ee saakayto  oo Khamiis ah.

 

- Advertisement -

Akuwiino oo 61-jir ahaa waxaa isbuucii hore la dhigay Isbitaalka, iyadoo dhowr bilood ka horna Qaliin looga  sameeeyey Wadnaha.

 

Telefishinka ABS-CBN News waxa uu baahiyey in Akuwiino Khamiistii hore la dhigay Isbitaalka uu saakayto ku geeriyooday.

- Advertisement -

Benigno Akuwiino waxa uu ahaa Madaxweynihii 15-aad ee dalka Filibiin muddadii u dhexeysay 2010-kii ilaa 2016-kii, ka hor inta uusan Xilka kaga wareegin Madaxweynaha haatan ka taliya dalkaasi ee Rodrigo Duterte.

Latest stories