HomeWararWafdi ka socda heya’adda Caafimaadka Aduunka oo gaaray Galmudug

Wafdi ka socda heya’adda Caafimaadka Aduunka oo gaaray Galmudug

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Mas’uuliyiintan oo ka socota Hey’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO, uu na hoggaaminayo Dr. Jamaal oo ah madaxa maleria-da hey’addaasi ayaa maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb iyagoo Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ka caawinaya dhaqaajinta mashaariicda caafimaad Galmudug hore u dalbatey.   Wafdigan oo ka koobnaa farsamo-yaqaano iyo khubaro Caafimaad ayaa kormeeray xarunta Caafimaadka Xanaano ee Dhuusamareeb gaar […]

- Advertisement -

Mas’uuliyiintan oo ka socota Hey’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO, uu na hoggaaminayo Dr. Jamaal oo ah madaxa maleria-da hey’addaasi ayaa maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb iyagoo Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ka caawinaya dhaqaajinta mashaariicda caafimaad Galmudug hore u dalbatey.

 

- Advertisement -

Wafdigan oo ka koobnaa farsamo-yaqaano iyo khubaro Caafimaad ayaa kormeeray xarunta Caafimaadka Xanaano ee Dhuusamareeb gaar ahaan qaybaha, Hooyada iyo dhalaanka, qaybta bukaan jiifka, qaybta talaalka iyo qaybta oxygen-nada oo dhamaantood adeeg dhameystiran siiya bulshada ku nool Dhuusamareeb iyo deeganada ku xeeran.

Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Wasaaradda, agaasimaha guud iyo agaasimo waaxeedyada ayaa kulan kula yeeahay Mas’uuliyiiinta WHO xarunta Wasaaradda Caafimaadka, halkaa oo lagu wadaagey xogta Caafimaad ee Galmudug iyo baahiyaha waaweyn ee wax ka qabashada u baahan.

Latest stories