HomeCaalamkaTrump oo la ogaaday inuu qaadi rabay tallaabo ka dhan ah Bukaanada...

Trump oo la ogaaday inuu qaadi rabay tallaabo ka dhan ah Bukaanada COVID-19

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump ayaa la sheegay inuu garwaaqsaday inuu Muwaadiniinta dalkiisa ee uu haleelay Xanuunka COVID 19 in loo diro Xerada dadka lagu hayo oo ku taalla Jesiiradda Guwatanamo Bay. Go’aankii uu Trump ku gaaray in dadka uu ku dhacay COVID 19 loo weeciyo Xeradaasi waxaa lagu soo bandhigay Buug cusub oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump ayaa la sheegay inuu garwaaqsaday inuu Muwaadiniinta dalkiisa ee uu haleelay Xanuunka COVID 19 in loo diro Xerada dadka lagu hayo oo ku taalla Jesiiradda Guwatanamo Bay.

Go’aankii uu Trump ku gaaray in dadka uu ku dhacay COVID 19 loo weeciyo Xeradaasi waxaa lagu soo bandhigay Buug cusub oo dhawaan la daabacay.

- Advertisement -

Buuga oo ay qoreen 2 ka tirsan Suxufiyiinta Wargeyska Washjington Post waxaa lagu muujiyey inuu Donald Trump weydiiyey Shaqaalaha Qolka Xaalladda inaysan Maraykanka lahayn Jesiirad iyo arrinta Guwatanamo Bay bishii Feberaayo ee sanadkii hore ee 2020-ka.

Xeradaasi oo ku taalla dalka Kuuba waxay Maraykanka u adeegsadaan in Hoy looga dhigo dadka ku eedeysan Dembiyada Khatarta oo ay ka mid yihiin kuwii lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen Weeraradii Diyaaradaha ee lagu qarxiyey Daaraha Mataanaha Maraykanka bishii September 11-dii ee sanadkii 2011-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts