HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Shil ka dhacay meel ku dhow Degmada Helwaan 

Dad ku geeriyooday Shil ka dhacay meel ku dhow Degmada Helwaan 

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

2 qof ayaa geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii ay isku dhaceen Tareen iyo Bas oo marayey meel ku dhow Degmadda Helwaan  ee Koonfurta Caasimadda dalkaasi ee Qaahira. Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee dalkaasi waxa uu sheegay inay dadka geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay lag daaweynayo  Isbitaalka Guud ee Helwan iyo Isbitaalka kale ee […]

- Advertisement -

2 qof ayaa geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii ay isku dhaceen Tareen iyo Bas oo marayey meel ku dhow Degmadda Helwaan  ee Koonfurta Caasimadda dalkaasi ee Qaahira.

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee dalkaasi waxa uu sheegay inay dadka geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay lag daaweynayo  Isbitaalka Guud ee Helwan iyo Isbitaalka kale ee Al-Nasar

- Advertisement -

Hay’adda Qaranka ee Tareenada dalka Masar waxay xaqiiiyeen in Tareen nooca Xamuulka uu ku dhacay 2 Bas oo taagnaa meel ku dhow Dhabaha ay Tareenadu maraan ee duleedka Degmadda Helwan.

Dhinaca kale,  Warbaahinada Gudaha  ee dalkaasi waxay soo tebiyeen inay 4 qof ku geeriyootay Shilkaasi, halka ay 24 kalena ku dhaawacmeen.

Latest stories