HomeWararCabdi Xaashi oo ka digay ku dhaqanka shuruuc ay Ansixisay Xukuumadda xilgaarsiinta

Cabdi Xaashi oo ka digay ku dhaqanka shuruuc ay Ansixisay Xukuumadda xilgaarsiinta

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hey’addo sharci darrro uu ku sheegay, oo aan soo marin Aqalka Sare. Guddoomiye Cabdi Xaashi oo soo saaray Qoraal uu kaga hadlayo arrimahaasi ayaa sheegay in ay jiraan illaa lix sharci iyo hey’addo la ansixiyay intii […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hey’addo sharci darrro uu ku sheegay, oo aan soo marin Aqalka Sare.

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo soo saaray Qoraal uu kaga hadlayo arrimahaasi ayaa sheegay in ay jiraan illaa lix sharci iyo hey’addo la ansixiyay intii ay jirtay Xukuumadda Xil gaarsiinta, kuwaasi oo uu sheegay in ay yihiin kuwo sharciga baalmarsan.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso Qoraalka Guddoomiye Cabdi Xaashi

 

Latest stories