HomeCaalamkaXoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo farriin u diray Itoobiya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo farriin u diray Itoobiya

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku booriyey madaxda Itoobiya iney xaqiijiyaan in dhammaan codbixiyeyaasha ay ku dhiibtaan codkooda si xor iyo xalaal ah. Wuxuu ka dalbadey dhammaan dhinacyada ku lugta leh iney ka fogaadaan wax kasta oo carqaladeyn kara habsami u qabsoomidda doorshada.   Codeynta doorashada ayaa ka socoto Itoobiya inteeda badan, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku booriyey madaxda Itoobiya iney xaqiijiyaan in dhammaan codbixiyeyaasha ay ku dhiibtaan codkooda si xor iyo xalaal ah.

Wuxuu ka dalbadey dhammaan dhinacyada ku lugta leh iney ka fogaadaan wax kasta oo carqaladeyn kara habsami u qabsoomidda doorshada.

- Advertisement -

 

Codeynta doorashada ayaa ka socoto Itoobiya inteeda badan, iyadoo bilaabay 06:00 aroornimo ee saaka. War fidiyeen kasocda BBC-da ayaa soo tabiyey iney arkeen safaf dhaadheer oo ay codbixiyeyaashu uggu jiraan doorashada magaalada caasimada Addis Ababa iyo magaalooyin kalaba.

Ma jiraan wax doorasho ah oo ka dhaceysa gobolka uu dagaalku ka socdo ee Tigreega, iyo maamulo kale oo ay ka dhaceen wax is daba marin iyo sahay xumo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts