HomeCaalamkaKooxda Xuutiyiinta oo soo riday Diyaarad sirdoon oo leedahay Dowlad

Kooxda Xuutiyiinta oo soo riday Diyaarad sirdoon oo leedahay Dowlad

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Afhayeenka Kooxda Xuutiyiinta Yemen, Kolonel Yaxya Sariic ayaa  shaaciyey inay soo rideen Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Maraykanka leeyihiin. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in Diyaaradaasi oo nooceeda ahaa Scan Eagle shalay ku soo rideen Gobalka Ma’rib oo 173-KM dhanka W/bari kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee Sanca. Afhayeenka waxa uu xusay inay Gantaalka […]

- Advertisement -

Afhayeenka Kooxda Xuutiyiinta Yemen, Kolonel Yaxya Sariic ayaa  shaaciyey inay soo rideen Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Maraykanka leeyihiin.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in Diyaaradaasi oo nooceeda ahaa Scan Eagle shalay ku soo rideen Gobalka Ma’rib oo 173-KM dhanka W/bari kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee Sanca.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu xusay inay Gantaalka Lidka Diyaaraadaha u adeegsadeen inay toogtaan Diyaaradaasi oo Duullimaad Sirdoon ku maraysay Deegaanka Al-Mashjax ee Degmadda Sarwah ee Gobalkaasi.

Waxa uu tilmaamay inay Xuutiyiinta mas’uuliyad weyn ka saaran tahay Badbaadinta Guud ee Hawada dalka Yemen iyo inay ka difaacaan Duullaan kasta oo ay Caddowga soo maleegaan.

Si kastaba ha ahaatee, Milliteriga Maraykanka weli kama aysan hadlin Diyaaradda Sirdoon ee lagu soo riday Gobalka Ma’rib ee Waqooyiga Yemen.

Latest stories