HomeCaalamkaAskar Faransiis ah oo lagu dhaawacay Qarax

Askar Faransiis ah oo lagu dhaawacay Qarax

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ugu yaraan 3 Askari oo Faransiis ah ayaa lagu dhaawacay Qarax gaari miineysan oo ka dhacay dalka Mali.

Taliska Guud ee Milliteriga Faransiiska ayaa sheegay in Askartaasi oo qeyb ka ah Hawlgalka Barkhane ee ka socda dalka Mali ku dhaawacmeen Qaraxaasi oo ka dhacay Degmadda Gossi ee Bartamaha dalka Mali.

- Advertisement -

Gaari laga soo buuxiyey waxyaabahja qarxa ayaa lala beegsaday Ciiddankaasi oo Hawl Sirdoon ah ka waday Deegaankaasi, si ay u hubiyaan Ammaanka Saldhiga Hawlgalladda ee Aaga hore ee Degmadda Goosi.

Qaraxaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay dad Rayid oo u dhashay dalka Mali, iyadoo Askarta iyo Rayidkaba lag daawaynayo Isbitaalka Milliteriga ee Degmadda kale ee Gao.

Latest stories