HomeCaalamkaAfganistan oo War kasoo saartay Taageerada Dowladda Turkiga

Afganistan oo War kasoo saartay Taageerada Dowladda Turkiga

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Maxamed Xaniif Atmar ayaa sheegay inay Dowladiisa soo dhaweynayso Taageerada iyo Galaangalka dheeraad ee Turkiga, oo ay ku jirto Ilaalinta Garoonka Diyaaradaha ee Kaabul, marka ay Ciiddanka Isbahaysiga ka baxaan dalka Afganistan. Wasiirka oo la hadlay Warbaahinta Turkiga ee TRT World waxa uu xusay inuu Turkiga noqon doono dalka Hoggaamiya Sugida Ammaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Maxamed Xaniif Atmar ayaa sheegay inay Dowladiisa soo dhaweynayso Taageerada iyo Galaangalka dheeraad ee Turkiga, oo ay ku jirto Ilaalinta Garoonka Diyaaradaha ee Kaabul, marka ay Ciiddanka Isbahaysiga ka baxaan dalka Afganistan.

Wasiirka oo la hadlay Warbaahinta Turkiga ee TRT World waxa uu xusay inuu Turkiga noqon doono dalka Hoggaamiya Sugida Ammaanka Garoonka Kaabul iyo wixii la mid ah, isagoo taageero ka helaya dalalka kale ee xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO.

- Advertisement -

Bilowgii bishan, Madaxweyne Erdogan waxa uu sheegay in la qorshaynayo inay Turkiga ilaalo ka noqdaan Garoonka Kaabul, kadib, bixitaanka Ciiddanka Maraykanka ee ku sugan Afganistan.

Erdogan waxa uu qoodobkaasi kala hadlay Dhigiisa Maraykanka, Joe Biden, inkastoo Ergayga Khaaska ee Madaxtooyada Raashiya ugu qaabilsan Arrimaha Afganistan, Zamir Kabul tilmaamay in Qorshaha Turkiga carqaladeynayo Heshiiskii ay kala saxiixdeen Dowladda Maraykanka iyo Ururka Daalibaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts