HomeWararXisbi Mucaarad ah oo ku guuleystay Duqa Magaalada Laascaanood

Xisbi Mucaarad ah oo ku guuleystay Duqa Magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Waxaa saakay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha degmadaas iyo ku-xigeenkiisa oo ay ku tartameen Musharaxiin ka kala socday saddexda Xisbi ee Somaliland. Xubanaha Golaha deegaanka degmada Laascaanood ayaa Guddoomiyaha cusub ee degmadaas u doortay inuu noqdo Cabdikariin Cali Ismaaciil oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka Waddani ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cirro. […]

- Advertisement -

Waxaa saakay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha degmadaas iyo ku-xigeenkiisa oo ay ku tartameen Musharaxiin ka kala socday saddexda Xisbi ee Somaliland.

Xubanaha Golaha deegaanka degmada Laascaanood ayaa Guddoomiyaha cusub ee degmadaas u doortay inuu noqdo Cabdikariin Cali Ismaaciil oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka Waddani ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cirro.

- Advertisement -

Sidoo kale Xildhibaanada Golaha deegaanka ayaa Guddoomiye ku-xigeenka degmada u doortay Axmed Maxamed Cumar (Kawte), oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, waxaana labada Mas’uul ay heleen codad badan.

Dhawaan ayey aheyd markii labada Xisbis ee Mucaaradka Somaliland ee UCID iyo Waddani oo ay kala guddoomiyaan Feysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro ay sameeysteen Isbaheysi siyaasadeed oo looga soo horjeeda Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi.

Ammaanka Xarunta lagu qabanayay Doorashada Guddoonka cusub ee Golaha deeganka Magaalada Laasaacaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa saakay aad loo adkeeyay, waxaana la geeyay afaafka hore ee Xarunta Ciidamo Boolis ah.

Latest stories