HomeWararShir looga hadlayo Khilaafyada Degmooyinka G/Banaadir oo Maanta furmay

Shir looga hadlayo Khilaafyada Degmooyinka G/Banaadir oo Maanta furmay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & dib-uheshiisiinta Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furtay Shir looga hadlaayo khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalka Banaadir. Shirkaan oo muddo sadax maalin socon doono ayaa looga hadlayaa Xog ururin ku saabsan Khilaafyada kajira Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalkaan Banaadir, waxaana Shirkaan soo qaban-qaabisay asaaradda Arrimaha Gudaha. Mas’uuliyiin ka socday […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & dib-uheshiisiinta Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furtay Shir looga hadlaayo khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalka Banaadir.

Shirkaan oo muddo sadax maalin socon doono ayaa looga hadlayaa Xog ururin ku saabsan Khilaafyada kajira Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalkaan Banaadir, waxaana Shirkaan soo qaban-qaabisay asaaradda Arrimaha Gudaha.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka socday Maamulka Gobalka, qaar kamid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobalka, Ururada Bulshada Rayid, Ururada Haweenka iyo Qaar ka mid ah dhalinyaro ka kala socday Degmooyinka ayaa ka galaya Shirkaan Maanta furmay.

Agaasimaha waaxda Dib-u heshiinsiinta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdiraxmaan Xaashi Faarax oo furey shirka xog uruurinta khilaafyada Gobolka  ayaa marka ugu hore ugu mahadciliyay Mas’uulityiintii kasocday Maamulka Gobalka iyo dhamaan kasoo qayb galayaashii Shirka,

Agaasime Cabdiraxmaan ayaa sheegay in uu muhiim u yahay Shirkaan Bulshada Ku nool Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalka Banaadir ayna Muhiim tahay ama laga rabo qofkasta in uu soo bandhigo Caqabadaha kajira Degmooyinka iyo Deegaanada ay kasocdaa in uu Shirka socda.

- Advertisement -

Sido kale Agasimaha Siyaasadda & Dimoqoraadiyaynta Maamulka Gobalka Banaadir  Yuusuf Calasow oo Goobta k ahadlaay ayaa sheegay in 30-kii sano ee ugu dambaysay Gobolka  uu ahaa mid ay ka dhacaysay dhibaatooyin kala duwan, in kastoo uu maalinba maaalinta kale uu Gobolka horumar ka sameynaayay dhinaca nabada.

Latest stories