HomeWararGabar Soomaali ah oo maalmo lagu la'aa Kenya oo Nolol lagu helay

Gabar Soomaali ah oo maalmo lagu la’aa Kenya oo Nolol lagu helay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa ku guuleystay inay helaan Gabar lagu magacaabo Xafsa Maxamed Luqmaan oo maalmo kahor ay waayeen qoyskeeda oo kunool Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalkaas. Qoyska Xafsa Maxamed ayaa xaqiijiyay in gabadhooba oo maalmo ka maqneyd ay heleen, iyada oo nool oo nabad qabta, isla markaana ay socdaan baaritaano kala duwan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa ku guuleystay inay helaan Gabar lagu magacaabo Xafsa Maxamed Luqmaan oo maalmo kahor ay waayeen qoyskeeda oo kunool Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalkaas.

Qoyska Xafsa Maxamed ayaa xaqiijiyay in gabadhooba oo maalmo ka maqneyd ay heleen, iyada oo nool oo nabad qabta, isla markaana ay socdaan baaritaano kala duwan oo ku aadan qaabkii loo afduubtay markii hore.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoyska ayaa tilmaamay in kiiska Xafsa ay gacanta ku hayaan laamaha amniga Kenya oo markii horey la sheegay in koox hubeysan ay afduub ahaan uga wateen Nairobi, sidoo kalena baraha Bulshada lagu faafiyay Sawiradeeda ay ka muuqdeen jir dil.

Xafsa Maxamed Luqmaan ayaa ah gabar goob Ganacsi ku leh Caasimadda dalka Kenya ee Magaalada Nairobi, iyadoona kasoo jeeda Magaalada Mandheera, waxaana welwel farabadan qabay maalmihii ay maqneyd qoyskeeda.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa gudaha Kenya falal isugu jiray afduub iyo dil loogu geystay gabdho Soomaali ah, waxaana Mombaasa lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Najma Cabdullaahi Macalin oo markii hore la waayay saddex maalmood, kadibna dhaawac ahaa loo helay, taas oo markii dambe geeriyootay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts