HomeWararCiidanka Dowladda oo Al-shabaab kala wareegay degaan cusub

Ciidanka Dowladda oo Al-shabaab kala wareegay degaan cusub

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidanka Xoogga dalka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waaberigii hore ee saakay ku dagaalamay deegaan lagu magacaabo Orshe oo dhinaca Bari 50-KM ka xira Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Dadka deegaanka ayaa waxaa ay sheegeen in dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay, in kastoo aan si […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waaberigii hore ee saakay ku dagaalamay deegaan lagu magacaabo Orshe oo dhinaca Bari 50-KM ka xira Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug.

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay sheegeen in dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay, in kastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin inta uu la egyahay, maadama aysan dadka  ka agdhawaan karin aaga.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in si buuxda gacan ku heynta deegaanka Orshe kula wareegeen, ayna Al-shabaab halkaas ku gaarsiiyeen khasaaro kala duwan, waa sida hadalka loo dhigay.

Sidoo kale Saraakiisha ayaa tilmaamay in Shabaabka ay ka furteen hub ay wateen, isla markaana haatan ay ku sugan yihiin deegaanka Orshe oo 50 KM u jira Magaalada Dhuusamareeb, iyagoona halkaas ka wada howlgal lagu xaqiijinayo amniga.

Si kastaba Ciidanka Xoogga dalka ayaa dhowr jeer oo horey sidaan oo kale Al-shabaab ugala wareegay deegaano ay uga sugnaayeen Gobolka Galgaduud, kadib dagaalo geystay khasaaro oo dhinacyada dhexmaray.

Latest stories