HomeCaalamkaMadaxweynaha cusub ee dalka Iiraan oo la doortay

Madaxweynaha cusub ee dalka Iiraan oo la doortay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Murashaxaasi ahna Madaxa Garsoorka ee dalkasi ayaa noqon doona Madxweynaha cusub ee Iiraan, kaib, markii uu ku guuleystay Doorashadii shalay ka dhacday dalkaasi. Natiijo hordhac ah oo ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi waxaa lagu sheegay inuu Ibraahim Ra’iisi helay 17.8 million oo Cod, halka Murashax ku xigay ee Muxsin Rezaayi uu helay […]

- Advertisement -

Murashaxaasi ahna Madaxa Garsoorka ee dalkasi ayaa noqon doona Madxweynaha cusub ee Iiraan, kaib, markii uu ku guuleystay Doorashadii shalay ka dhacday dalkaasi.

Natiijo hordhac ah oo ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi waxaa lagu sheegay inuu Ibraahim Ra’iisi helay 17.8 million oo Cod, halka Murashax ku xigay ee Muxsin Rezaayi uu helay 3.3 million oo cod, halka Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee dalkaasi, C/Naasir Xemati uu helay 2.4 million oo Cod.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Murashixiintii laga guuleystay waxay u hambalyeeyeen Murashaxa Ibraahim Ra’iisi, kaasiool filayto inuu Xilka Madaxweynaha la wareego bisha Agost,kadib, marka uu Madaxweyne haatan ee Xasan Ruuxaani ka degi doono Xilkaasi.

Latest stories