HomeCaalamkaUrurka Jaamacadda Carabta oo Dacwad u gudbinaya Golaha Ammaanka

Ururka Jaamacadda Carabta oo Dacwad u gudbinaya Golaha Ammaanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Xasaam Zaki ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Telefishin, wuxuuna xusay in Golaha Ammaanka ee QM qaadi doonto Mas’uuliyadda Muranka ka taagan dhismaha Biyo-Xireenka Ethiopia. Waxa uu intaasi ku daray in Kulanka Degdega Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka maanta ku leeyihiin caasimadda dalka Qatar ee Doha laga soo saari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Xasaam Zaki ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Telefishin, wuxuuna xusay in Golaha Ammaanka ee QM qaadi doonto Mas’uuliyadda Muranka ka taagan dhismaha Biyo-Xireenka Ethiopia.

Waxa uu intaasi ku daray in Kulanka Degdega Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka maanta ku leeyihiin caasimadda dalka Qatar ee Doha laga soo saari doono Bayaan ku aadan inay  Golaha Ammaanka ee QM dhabarka u ridan doonaan Mas’uuliyada ka dhalata arrintaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Xasaam Zaki waxa uu ugu baaqay Golahaasi inay soo farageliyaan Muranka Biyo-xireenka Ethiopia, si  xal loogu helo Deganaanshaha Mandiqada.

Dowladaha Masar iyo Sudan ayaa codsaday Kulanka Degdega ee Wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalalka Carbeed maanta ku leeyihiin Caasimada dalka Qatar ee Doha.

Kulankaasi oo Wada-Tashi ah ayaa la filayaa in laga soo saaro Bayaan mideysan oo lagu taageerayo Mowqifka Masar iyo Sudan ee Khilaafka kala dhexeeyo Ethiopia ee arrinta Biyo-xireenka GERD.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts