HomeCaalamkaTobaneeyo ka tirsan Ururka Akhwaanul-Muslimiin oo xukun lagu riday

Tobaneeyo ka tirsan Ururka Akhwaanul-Muslimiin oo xukun lagu riday

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Maxkamadda Rayidka ee ugu saraysa dalka Masar waxay taageertay xukun horey loogu riday 12 xubnood oo ka tirsan Ururkaasi oo laga mamnuucay dalkaasi.

Ilo Garsoorka ayaa sheegay in Eedeysanayaasha lagu helay inay xiriir la lahaayeen dil-wadareed lagu dilay Askar ka tirsan Ha’addaha Ammaanka ee dalkaasi sanadkii 2013-kii.

- Advertisement -

Xubnaha dilka lagu xukumay oo aan Rafcaan ka qaadan Karin Xukunkaasi waxaa ka mid ahaa Maxamed El-Beltagi oo horey uga tirsanaa Barlamaanka Masar iyo Osaama Yaasiin oo isna Wasiir soo noqday.

Bishii April ee la soo dhaafay, ugu yaraan 9 ka tirsan Ururkaasi ayaa lagu fuliyey Xukun Dil ah, kadib, markii eedeeyey weerar lagu qaaday Saldhig Bolis, oo 13 Askari lagu dilay.

Ururka Walaalaha Muslimiinta Masar ama Akhwaanul-Muslimiinka Masar waxaa la asaasay sanadkii 1928-kii , waxayna mar ka mid noqdeen Mucaaradka dalkaasi, inkastoo markii dambe gebi ahaan Dhaqdhaqaaqooda laga mamnuucay dalkaasi.

Latest stories