HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Qatar

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Qatar

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza. Inta uu socday kulanka labada Mas’uul ayaa waxaa looga hadlay xiriirka labada dal, habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar oo ay ka hirgelineyso Soomaaliya iyo Arrimaha doorashooyinka dalka. Ra’iisul […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza.

Inta uu socday kulanka labada Mas’uul ayaa waxaa looga hadlay xiriirka labada dal, habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar oo ay ka hirgelineyso Soomaaliya iyo Arrimaha doorashooyinka dalka.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Safiirka Qatar u sheegay in dowladda Federaalka ka go’an tahay in dalka ay qabsoonto doorasho heshiis lagu wada yahay, isla markaana ay wadaan dardar-gelinta fulinta heshiiskii la gaaray.

Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta uga mahadceliyay soo dhaweyntiisa, isagoona xusay inay sii wadani doonaan taageerada ay siiyaan dowladda.

Dowladda Qatar iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhexeeya xiriir ku saleysan dhinacyo kala duwan, waxaana Qatar ay mashaariicda horumarineed ka fulineysaa gudaha dalka.

Latest stories