HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo Maanta dib ugu laabtay Baydhabo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Maanta dib ugu laabtay Baydhabo

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib safar shaqo oo maalmo qaatay uu ku joogay Muqdisho iyo dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa Muqdisho kaga qeybgalay shirkii madasha wadatashiga qaran ee Doorashooyinka dalka oo heshiis lagaga gaaray hanaanka Doorashada soo socota ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib safar shaqo oo maalmo qaatay uu ku joogay Muqdisho iyo dalka Turkiga.

Madaxweynaha ayaa Muqdisho kaga qeybgalay shirkii madasha wadatashiga qaran ee Doorashooyinka dalka oo heshiis lagaga gaaray hanaanka Doorashada soo socota ee dalka ka dhici doonto.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu ku sugnaa Caasimadda Madaxweyne Lafta-gareen ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan Beesha Caalamka, iyagoona ka wada hadlay fulinta heshiiskii laga doorashada iyo xaaladda guud ee deegaanada maamulkiisa.

Mas’uuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Shaati gaduud ee Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay, waxaana intaas kadib loo galbiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyada.

Latest stories