HomeCaalamkaDad ku naf-waayay Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Suuq ku yaal Shiinaha

Dad ku naf-waayay Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Suuq ku yaal Shiinaha

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo magaalladda Shiyaan ee Gobalka Hubeey ee dalka Shiinaha waxay sheegayaan inay ugu yaraan 12 qof ku geeriyootay, 39 kalena si xun ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay qaraxday dhuun gaaska qaata maanta oo Axad ah.

Saraakiisha Degmadda Shiyaan waxay Barahooda Bulshadda ee Rasmiga soo dhigeen inuu Qaraxaasi dhacay Waaberigii hore ee saakayto, isla markaana in ka badan 150 qof la dhigay Isbitaalka.

- Advertisement -

Dadka ay dhibaatada ugu badan soo gaartay ayaa isugu jiray Ganacsato, Ilaalo iyo Macaamil ku sugnaa Suuq Cuntada lagu iibiyo.

Shalay ayey ahayd, markii ay 8 qof ku geeriyootay Kiimiko ka soo butaacday Wershad Kiimiko oo ku taalla Degmadda Guyanjg ee K/Galbeed ee dalka Shiinaha.

Latest stories